qiso igu dhacdey hada kahor

 

A C-WARAR

2009 ayaan mid Soomaali ah meel Maxkamad ah uga tarjumay maadaama aan luqad dhaamay, su'aalo ayaa la waydiinayay, su'aal waxaa la waydiiyay eheed, "Soomaaliya markaad joogtay maxaad qaban jirtay?"

Ninkana mid shactiroole ah ayuu caadi ahaan iska ahaa, wuxuu yiri "Waan xariiftami jiray camal".

Erayga xariiftan ayaa iga degaandegi waayay, waxaan ku fasiray inuu tuugsan jiray cml markuu Soomaaliya joogay, asigana waan u sheegay inaan sidaas iri

Kadibna qosal ayaan isku celin waayay, illaa uu qaadigii si xun ii eego, ninkii aan wax u tarjumayayne uu xanaaqo.

Maalintaasi ayaana nolosheyda iigu danbeysay meel maxkamad ah inaan ka tarjumo.

 

Post a Comment

0 Comments