Somalida Ankara ku sugneet oo askarti turkey dhibaato ku hayso

turkey


A C-WARAR

Bulshada Soomaaliyeed ee kusii badanaysa caasimadda Turkiga ayaa halkaas ka hir gelisay maqaayado, goobo lagu shaaho, bakhaarro dharka lagu iibiyo iyo ganacsiyo la-talin ah oo ay ku ganacsadaan labada dhinac, iyagoo si tartiib tartiib ah goobta uga dhigay xaafad firfircoon oo leh ganacsi xoog leh.

Si kastaba ha ahaatee, Xaafadaas oo ay si weyn u camireen dadka Soomaaliyeed ayaa hadda waxay noqotay meel ay Turkidu ku dhibaateyaan Soomaalida, waxaana halkaas kusoo badanaya naceybka loo qabo soo galootiga.

Dhawrkii sano ee lasoo dhaafay fagaaraha Kizilay ee ku yaalla bartamaha magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa camiray ganacsiyada ay ka sameynayaan dadka Somalida ah ee sida xad dhaafka ah u tegaya dalka Turkiga

iyagoo kala kulmay soo dhaweyn iyo qadarin heerkeedu sareeyo bulshada Somaliyeed ee kusii badanaysa caasimadda Turkiga ayaa halkaas ka hir gelisay maqaayado goobo lagu shaaho bakhaarro dharka lagu iibiyo iyo 

Farmajo waxa uu danaynayaa oo kaliya dantiisa mana rabo in uu xaliyo dhibaatada Somaliya dalka Turkiga ayaa hadda la ildaran dhibaatooyin ay kala kulmaan dowladda Turkiga inkastoo Turkiga uu taageero u soo diray Farmajo waxana arintaan

ka sheekeyey wiil somaliyeed oo dhahay shan maalmood boolis dhar cad ah ayaa mar kale nagu soo booqday qaar naga mid ah ayaa la geeyey saldhigga booliska ee noo dhow Waxay nooga digeen inaan shaqaaleysiino shaqaale aan fasax lahayn

Waxaana nasiib darro ah in Madaxwaynaha Dalka Turkiga oo aynu wada ognahay inuu markasta gurto khayraadka dhulka somaliyeed isagoo adeegsanaya Famaajo ayaa hadana ku tumanaya xuquuqda umada somaliyeed ee ku sugan dalkiisa.

 

 

Post a Comment

0 Comments