kaligii taliye Farmaajo oo difaacay kuwii dilay Ikraan Tahliil

 

ikraan tahliil

A C-WARAR

War-saxaafaded kasoo baxay Amisom ayaa lagu sheegay in maxkamadeynta oo socotay 2-dii illaa 12-kii November ay shan askari ay ku heshay inay ku lug lahaayeen dlka shacab Soomalaiyeed loogu gaystay deeganaka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose

10-kii August ayaa shacabka soomaaliyeed su’aal ka keenen cadaaladda la marsiiyey AMISOM ee la marsiin waayey saraakiisha NISA ee lagu tuhmaayo inay ku lug leeyihiin kiiska Ikraan Tahliil oo nolol iyo geeri lagu waayey sidoo kale seddax askari ayaa lagu xukumay xabsi 40 sano ah kuwaas oo lagu maxkamdeeyey xarunta Xalane ee Muqdisho

 isla markaana lagu helay inay todoba qof oo shacab ah si bareer ah ugu laayeen deegaanka Golweyn ee gobolka halka Fahad Yaasiin uu wali ku raaxeysanayo awoodaha gudaha Nisa asigoo magacowday agaasimo cusub ee Nissa ee uu Farmaajo u soo marsiiyey waa in shacabka soomaaliyeed is gacan qabtaan si cadaalad ay u helaan

waxaa mudan in la Isbarbar dhigga dadaalka Farmaajo iyo ciidamadiisa ey ku dardar gelinaayaan maxkamadeynta ciidamada Midowga Afrika ee xasuuqa geestey iyo is hortaaggii ay ku sameenaayaa maxkamadeenta kuwii gacan ku dhiigleyaashii Ikraan Tahliil.

Farmaajo iyo NISA waa in ay soo bandhigaan xaqiiqada dilka Ikran ee ay mas’uul ka yihiin iyo in la maxkamadeeyo kuwii dilka geystay gabadhaas iyo kiikale ee ku maqnaay gacanta NISA waa in la soo banigaa Ikraan Tahliil Faarax Halkey ku Danbeysey Nolol & Geeri Toona

Post a Comment

0 Comments