Kumanaan qoys ayaa la xaqeejiyay ineey ku barakaceen deegaano' badan oo
gobaladda Dalka Soomaaliya kamid ah, si gaara deeganadda, argagaxisada Al
Shabaab maamusho, Caddaadisyo' xoog leh oo, ay ' la kulmen dababeed.
"Culeesyo iyo caddaadis" xoog leh ayaa soo wajahay, dadka ku nool
deeganadda kala duwan ee Argagaxisada Shabaab, Galmudug iyo Hirshabele, ka
maamusho .Gobalada Galgaduud iyo Mudug Kuma'nnaan ruux ayaa sanadahii
aynu soo dhaaafay ku barakacay, kuwaa oo u badnaa xoolo dhaqato xoolahii,
ay lahaayen hub iyo rasaas Maleeshiyaadka Al shabaab, ku iibsadeen. Halka caruur
badan oo aay dhalleen si qasaba hub loogu dhiibay, halka inta soo hartay
Muqdisho. Loola soo cararay si' loogu Bad-baadiyo in sida xaabada dabka
dagaalada loogu isticmaalo.
Qaar kamid ah dadka, Nafsadoodda la soo baxsaday oo nala hadlay' balse
codsaday innaan magacyadooda Warbaahinta loo adeegsan, sababa amaankooda la
xariira. ayaa sheegay inaay, isaga soo carareen deeganadii ay ku
noolayeen kolkii kooxda Shabaab, ku bilaawday, dadka shacabka, qaab qasaba inay
ugu qortaan maleeshiyaad. u dagaalama iyaga oo sidoo kale tilmaamay dadka
kooxda Shabaab! Ka Diida ammarkooda qaldan in uu xagooda u aqoonsanayan Cadow'
lamid ah midkeey dagaalka kula jiraan. Taaso qasabtay inaay isaga hayaan
guryahooda.
Meelaha ugu badan oo ay dadku ka barakaceen, sanadahii ugu dambeeyay, waxaa
Maamul Gobaleedka Hirshabele, Tuulooyinka ku teedsan Magaalada Jowhar,
sida tuulada War Ciise, war dhagax" Aqab duco Biyo cadde iyadoo ay u dheer
'tahay dhibaatada Maleeshiyaada Shabaab kuhayso. Waxaa u dheeriya
xaaladdo beni'aadanimo, oo kamid yahiin fataahada, wabiga. daggaalo salka ku
haaya" aanoyin qabiil.
Dadka isaga soo cararay guryahooda" deeganaddan kor ku soo xusnay
baqdinta iyo Cadaadisyada, kooxda Shabaab, kaga imaanayay awgeed, ee Magaalada
Muqdisho, soo gaaray. Mar labaadna danta ku qasabtay ineey isaga, sii tagaan'
kadib fariimo baqdin gelin kooxda shabaab oo ay naftooda horay ugukala
soo cararen sababtay ugu danbeyn dalka in ay isaga baxaan.
0 Comments