Shan sano oo musuqmaasuq ah ayaa soo martay shacabka Soomaaliyeed xilligii Farmaajo uu talada haye walineh rajo ka qabo soo laabasho

 

farmaajo talada inta uu haayo dalki mugdi ayuu galiye

Mudo sanado ah oomugdi ayuu dalka soo marey inta Farmaajo xilka qabtay, dilal badan oo loo geystay mucaaradka iyo wariyaal badan, Farmaajo hadii uu sii maamulo Soomaaliya shacabka Somaaliyed waxay ku sii jiri doonaan dhibaato weyn laaluush iyo wax is dawo marin ayuusii wadaa

Shacabka Soomaaliyeed shantii sano ee la soo dhaafay waxay ku noolaayeen nolol adag, taasoo ay ugu wacan tahay xukunka macangaga ah ee Farmaajo kooxda farmaajo waa in laga saaraa meesha sida ugu dhaqsiyaha badan hadiikale dalka mugdi ayuu ku sii jiraa

kooxda farmaajo waa in laga saaraa meesha sida ugu dhaqsiyaha badan hadiikale dalka mugdi ayuu ku sii jiraa Dambiyada ay galeen Farmaajo iyo Fahad Yaasiin shantii sano ee la soo dhaafay, lama soo koobikaro hadiise Farmaajo ku sii jiro xukunka ay horseedi doonto sii socoshada dabadan waxa ay mari doonaan meesha ahy mareen haweenkaan

Farmaajo waxa uu ku guul dareystay in uu dalka ka qabto doorasho guud oo noqotay faa’iidada kaliya ee siyaasadda Soomaaliya labaatankii sano ee la soo dhaafay, sidoo kale waxa uu ku guul dareystay in la helo hannaan qaran oo la isku raacsan yahay oo uu ku maamulo inta uu xilka hayo, waana madaxweynaha kaliya ee arrintan diiwaan geliyay. lambarka diiwaankiisa.

Farmaajo waqtigiisa meysan badbaadin cid kastoo u dooda xuquuqda aadamaha cidii nsii tix raacdo xitaa waa laqaarijin tusaalo Aaway xaqii Aamina Muxamed, oo dalbanaysay in loo qisaaso gacan ku dhiigleyaashii Akran Tahliil? farmaajo iyo fahad yasiin dalka laguma fiirsan karo gacan ku dhiiglayaashi ayaa rabaan in ay dalka sii maamulaan waa fool xumo meeshi ugu danbeeyse

Post a Comment

0 Comments