alshabaab oo weeraro ku qaadey xarumo ciidan oo ku yaalo Shabeelaha Hoose oo sababey dhimasho iyo dhaawac

 

alshabaab & farmaajo

Inta la xaqiijiyay 3-askari ayaa ku geeriyootay 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax Miino oo ay Kooxda Al-Shabaab ka fulisay Gobolka Shabeelaha Hoose farmaajo iyo fahad ayaa wali wadah taageerada ay siiyaan alshabaab sidhii qalqal dalka u gali lahaayeen

Beegsiga Al-Shabaab ay ku beegsanayaan ciidamada Soomaaliya ee ku sugan gobolada ayaa ah mid ay ka danbeeyaan Farmaajo iyo Fahad Yaasiin
Farmaajo ayaa qaraxyadan u adeegsada sidii uu xaaladda dowladda cusub amingeeda u lumin lahaay

Inkastoo ay sii kordhayaan weerarada ay geysanayaan kooxaha argagaxisada ah, haddana awood la’aanta Al-Shabaab oo ku fashilantay doorashada madaxweynaha ayaa keentay in Farmaajo uu rabo in uu sameeyo qalalaase intii suurtagal ah ka hor inta uusan xilka ka tagin. Sidaa darteed, madaxweyne HSM waa inuu si adag uga hortagaa khatartan.

Farmaajo & Fahad Yaasiin ayaa 5-tii sano ee lasoo dhaafay taageerayey Al-Shabaab si ay shacabka u mashquuliyaan.

Farmaajo ayaan ku rajo weynahay in uusan dhaq-dhaqaaqa u adeegsan in uu sii xumeeyo xaaladda dowladda cusub, maadaama xiisad kasta oo ka dhacda caasimadda iyo dowlad goboleedyada ay faa’iido u tahay Al-Shabaab oo ay sii xoogeysaneyso.

Waxay ila tahay in go’aanka uu madaxweyne Xasan S Maxamuud ku magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka ay meesha ka saari doonto argagaxisada Xarakada Al-Shabaab oo xoojisay howlgalladeeda kadib jabkii Farmaajo oo ahaa taageeraha ugu weyn ee xarakada.

 

Post a Comment

0 Comments