Farmaajo iyo Kooxdiisa oo ka danbeeye Maleegida Dilka Xildhibaan Aamina

 

farmaajo

Sababta dhabta ah ee loo dilay Amna Muxamed ayaa ah in ay dalbato xuquuqda haweenka iyo waliba in ay jiraan faylal sir ah oo ka dhan ah Fahad Yaasiin, gaarigeedana la qarxiyay, albaabka isbitaalkana lagu qarxiyay si loo hubiyo in aysan helin wax daryeel ah. isbitaalka

Xildhibaan Aamina waxay si toos ah u wajahday dhinacyada ku eedeysan kiiskaan,ikraan si gaar ah Fahad Yaasiin iyo kaligiitaliye Farmaajo, ayaa hoggaanka Villa Somalia waxay Cali Guudlaawe ku cadaadinayaan inuu bixiyo Xildhibaanada

Qorshooyinka ay Cali Guudlaawe miiska usoo saareen waxaa kamid ah inuu kursigaas ka dhigo qoondo rag oo uu ka saaro qoondada dumarka.

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa waqti badan gelinayo, in ay meesha kasaaraan cid walibo oo kiiska ku lug leh sidoo kala Yuusuf Dabageed oo ah hoggaamiye ku xigeenka HirShabelle ayaa kamid ah dadka howshaan lagala hadlay

Sidhii uu horey u cadeeye Maxamed Cabdi Waare, oo qoraal uu soo saaray wuxuu ku yidhi, “Waxaa caadi ah miyaa in dadka dhaliila Villa Somalia ay dilaan Al-Shabaab. Miyaan aqbalnaa oo hore u soconaa? Hadda yaa ah Al-Shabaab. Khaarijintaan waxaa fuliyey Villa Somalia, wax kale ma jiraan. Allah ha u naxariisto xildhibaan Aamina.”

Farmaajo iyo teamkiisa waa dembiilayaal qaran. Sidaas darteed xaq uma lahan ineey isku sharaxan hogaanka dalka. Balse waa in lagu soo oogo dembiyada eey galeen :dhiibisti Qalbidhagax, dilkii Inj yariisow, dilkii ikraan Tahliil, dilkii Xldhbnad Aamino,

Post a Comment

0 Comments