Laftagareen oo dhuumasho uga baxay muqdisho ayaa shaley gaarey Baydhabo isagoo ay ka muuqato niyad jab ween

 

Laftagareen

Khamiis, May 19, 2022 (HOL) — Madaxa xukuumadda Koonfur-galbeed, C/casiis Lafta-green, ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur-galbeed.

Waxaa si weeyn looga dareemaya laftagareen dib ugu soo laabashadiisa Baydhabo niyad jab weyn ka dib markii Farmaajo uu waayay xilkiisa uu u ololeenaaye waxaan soo food saartey cabsi weeyn laftagareen uu ka cabsanaayo in uu maro wadadii kaligii taliye farmaajo

Waxaad mooddaa in uu door biday in uu ka qariyo indhaha dadweynaha wakhti xasaasi ah. Waxaa lagu waday in uu sii joogo magaalada Muqdisho si uu qeyb uga noqdo wada tashiyada ku aadan magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusub

Laftagareen oo ay isku xulufo ahaayeen Farmaajo oo waqtigiisu dhamaaday ayaa dadaal dheer u galay sidii uu Xildhibaanada uga dhaadhicin lahaa in mar kale ay doortaan farmaajo N&N. waxaa ka raacdey doorashadii madax tinimo taariiq lama ilaawaan ahy mid lamid ah ayaa sugeeyso Lafta

Abdel Caziz Laftagren oo saaxiib dhow la ah Farmaajo ayaa ah shaqsigii Farmaajo ka caawiyay in doorashada dib loogu doorto, islamarkaana uu qalalaaso ka dhex abuuro gobolada si uu u qalqal geliyo amniga iyo xasiloonida iyo in Madaxweynihii hore Farmaajo uu sii ahaado.

 

Post a Comment

0 Comments