Shacabka Soomaaliyeed oo bilaabey dalbashada in Farmaajo iyo Fahad Yaasiin maxkamad lasoo taago

 

farmaajo

 

Shacabka Soomaaliyeed ayaa bilaabey dalbashada in Farmaajo iyo Fahad Yaasiin loo sameeyo Maxkamad Ciidan, lagana ilaaliyo in ay dalka ka baxaan inta ay ka helayaan cadaalad maadaama Farmaajo iyo kooxdiisa ay dambiyo badan ka galeen dalka, sida dilkii Allaha u naxariistee Xildhibaan Akran Tahliil. Aamina Maxamed Cali oo gacanta ugu jirta Al-Shabaab. Dhallinyaradii Soomaaliya ayuu tababar ugu diray dalka Eritrea. Farmaajo iyo kooxdiisa waa in sharciga la horkeeno 

Wuxuu ku fashilmay hogaaminta dalka, wuxuuna dalka u gacan galiyay Al-Shabaab. – Farmaajo waa in lagula xisaabtamaa danbiyadii uu dalka ka galay oo uu dalka u gacan galiyay argagixisada shabaab oo aan dooneyn in Soomaaliya ay sii taagnaato. cagaheeda ayay ku socotaa, waana dhibaato haysata shacabka Soomaaliyeed

Hey'addaha ku shaqada leh cadaalada waa in ay waajibaadkoda gutaan ayna maxkamad ugu wacaan dembiilayaashii dalka burburiyey sida madaxweynaha laga adkaaday ee Farmajo. fahad yaasiin. kulane jiis. yaasiin farey iyo inta dalkaan dembi ka gashay waa in cadaalad la marsiiyaa si shacabka ay u helaan cadaaladii shan sano ay sugayeen laguna dhibaateenayay shaarka dowlada si aan madaxweyne dambe dalka dembi uusan ugu gelin dalkane uu u ilaaliyo si aan maxkamad loo soo taagin

farmajo iyo kooxdiisa waa in maxkamad la soo taaga inta aysan dalka ka bixin si looga xisaabiyo dembiyadii ay ka galeen dalka si dilkii ikraan tahliil yariiso xilibibaan aamino hadaanu nahay shacabka waxaan ka codsaneynaa hay'addaha ku shaqada leh in ay gutaan waajibaadkooda

Waxaan rajeenayaa maamulka cusub in ka shaqeeyaan dib usoo celinta inta ka nool todobada kun ee dhalinyarada ee kumaqan ereteria kooxda dagaalka gelisayna inta aysan dalka ka bixin waa in maxkamad la soo taaga dembiyada ay galeena la mariyaa ciqaabtooda

Post a Comment

0 Comments