Fahad Yaasiin oo qirtay in uu ka tirsan yahay dhaqdhaqaaqyo xagjir ah, oo xiriir laleh al qaacidah

 

fahad yasiin

Taliyihii hore ee Nisa Fahad Yaasiin ayaa weerar culus ku qaaday ninka bedelay Mahad Salaad oo uu ku eedeeyay inuu ka dambeeyay dilka ikraan ee deeyntaan ayaa u muuqata mid uu fahad ku doo naayo in uu ku jahwereeriyo umada soomaaliyeed uuna uga mash quuliyo wax qabadka dawlada cusum

Fahad Yaasiin oo hadal aan sal iyo raad toona lahayn ka sheegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA).waa dacaayado male-awaal ah oo siyaasadaysan oo ujeeddadoodu tahay abuurista warar khaldan oo ku saabsan hufnaanta NISA iyo shaqadeeda ku wajahan amniga qaranka. isaga ayaa laga haya in uu qirtey in uu ka tirsan yahay al shabaab

Fahad Yaasiin waxa uu isku dayaya inuu afgambi ku sameeyo madaxda la doortay, gaar ahaan markii uu ku kiciyay Saraakiisha NISA ee horey inaysan la shaqeyn Mohad Salaad, iyo sidoo kale isku daygii uu ku doonayay inuu shacabka ku kiciyo Madaxweynaha la doortay.

Fahad Yaasiin ayaa ka been sheegay sheegashadiisa in Mohad Salaad uu mas’uul ka ahaa afduubkii Ikran Tahliil caamirada ayaa ca deeysey in lagu afduubey gaariga NISA fahad waxa uu rabaa in uu qalalaaso ku furo dawlada cusub

Fahad ayaa isku dayay inuu Mahad Salaad ku soo oogo dilka Ikraan Tahliil, sababtoo ah wuxuu hubay in Mahad Salaad uu furi doono galka dambiyada Nissa kadib markii uu qabtay xilka madaxa hay’adda, taasoo horseedi doonta in dacwad lagu soo oogo Fahad Yaasiin.

Post a Comment

0 Comments