farmajo & fahad yasiin & xasan kheyre oo bilaabey Olole ay ku doonaayan in ay ku dhaqaan lacagihii Qatar ay ka soo qaateen

 

farmajo & fahad yaasiin &xasan kheyre

farmajo iyo kooxdiisa ayaa bilaabay iney lacago u diraan qaar ka mid ah taageerayaashooda ayna ku amreen inay ka dhigaan in ay farmajo ugu deeqeen ayna rasiidka ku daabacaan baraha bulshada ay ku wada xiriirto si ay caalamka umaleeyaan in shacabka ay jaceyl yihiin farmajo ayna guri u dhisayaan taageerayaasha farmajo ayaa suuqa soo geliyeen boro bogaando iyo wax aan la rabin si ay shacabka u dhibaateeyaan waa in laga qabtaa dalka

Shacabka somaliyeed ayaa waxay ugu baaqeen mas'uuliyiinta ay khusayso inay ka hortagaan ololaha lacag-dhaqida ah ee uu wado farmajo ayna furaan baaritaan ku saabsan lacagihii laga dhacay khasnada dowlada 5tii sano ee la soo dhaafay oo ay u dheer tahay dambiyada kale ee uu galay kooxdaan maafiyada ah ayaa dalka geliyeen burbur iyo dagaal sokeeye hadane ay rabaan in amni darro ay ka abuuraan dalka waa in laga qabtaa

Deeqaha la la wareeginaayo baraha bulshada ee guri lagu dhisayo kaligii taliye farmaajo ayaa ah mid lagu doonayo in lagu khiyaameeyo dadka la siiyo deeqaha faraha badan iyo in deeqdaas ay bixiyaan saddexda Farmagoo, Fahad, Xasan

Farmaajo, Fahad, Xasan ayaa si wada jir ah u wada dhaq-dhaqaaq lacageed oo ay ka heleen Qatar xilligii doorashada. Seddexda (Farmagoo, Fahad, Xasan) ayaa isku dayaya in ay lacagtooda musuq-maasuqa ah ay soo galiyeen inta ay talada dalka Soomaaliya hayeen oo ay isku dayayaan in ay sidaas ugu xawilaan lacag xalaal ah.

Sidee dad faqri, gaajo iyo abaartu daashatay ugu deeqi karaan lacag intaa le’eg? Ololahan ayaa ah mid been abuur ah oo lagu doonayo in lagu qariyo musuq maasuqa iyo lacagaha la dhacay ee Farmaajo, Fahad Yaasiin iyo Xasan Khayr ay ka heleen Qatar xiligii doorashada si loogu badalo dhaqaale xalaal ah

Farmaajo iyo Teamkiisa ay ugu horeeyaan fahad iyo saxan cali kheire waxeey isbaaro u dhiganayaan, oo ay dadaal nuuc kasta ah ku bixinayaan in aan waxba laga qaban Abaaraha Ba'an ee dadka iyo duunyadaba saameeyay tani lacag aruuris mahin waa mid lagu dhaqaayo wixii laxadey

Post a Comment

0 Comments