Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo amar ku siiyay Xarakada Al-Shabaab inay qalalaasaha dalka ka sameeyaan kadib markii laga guuleestey

 

farmaajo & fahad yasiin & al-shabaab

Wasiirkii Garsoorka iyo Garsoorka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan IbraahimXasan Lugbuur ayaa ku dhintay qarax salaadii ka dib ka dhacay magaalada Baydhabo.

Qaraxan oo ahaa nooca xabaalaha ee xagga fog laga soo hagayay, ayaa waxaa lala beegsaday Wasiirka, iyadoo khasaaraha uu intaasi ka badan yahay, isla mar ahaantaana uu dhintay wiil uu dhalay Wasiirka.

Waxaana qaraxa ku dhintay wasiirkii iyo wiil uu dhalay qaar ka mid ah ilaaladiisa iyo dad shacab ah waxaa sidoo kale jira dad kale oo qaraxa ku dhaawacmay oo gaaraya illaa 11 qof sida aan xogta ku helnay ayada oo dadka dhaawac ahna uu ku jiro wiil kale oo wasiirka uu dhalay taasi oo khasaaraha qoyska wasiirka ka dhigeysa sadex masuuliyada qaraxa ayaa sheegtay kooxda Al-Shabaab

Waxaa muuqata in farmaajo iyo fahad Yaasiin ay doonayaan inay dalka ka abuuraan qalalaase iyo amni darro iyagoo adeegsanaya Al-Shabaab, dowladda cusubna waa in ay xukunto dadka aan loo ciqaabin dambiyadii ay horay u galeen.

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin waa gacanta kadanbeeso ee wali Soomaaliya ka sii hurinaysa qalalaasah waxa ay al-shabaab u adheegsadaan danohooda qaaska ah

Halka, Madaxweyne HSM uu wado dadaallo la taaban karo oo uu Soomaaliya ku soo celinayo meesheedii khariidada intl. Waxaa jira kuwa isku dayaya in horumar kasta ay ku hor istaagaan kordhinta weerarada Al-Shabaab, mana ahan wax ka qarsoon Soomaalida in Farmaajo iyo gacan-yareyaashiisa ay ka dambeeyaan weeraradaas.

Kooxda xiriirka la leh Al-Qaacidda ee al-shabaab ayaa u muuqata mid sii laba jibaartay ammaanka maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo sidoo kale ay dagaallo culus ka wadaan xuduudaha gobolka Bakool oo maamulka uu la wadaago xuduudka Itoobiya.

 

Post a Comment

0 Comments