Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa qorsheynaya weeraro hubeysan oo lagu qalqal geliyo Soomaaliya
Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa qorsheynaya dilal kale oo ka dhan ah tiro ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha, sida Xasan Sheekh Maxamuud, C/Shakuur
Kadib weeraradii iyo qaraxyadii gilgilay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo xaalada magaalada Beledweyne ayaa waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo maamulka Dooxa oo ah maalgeliyaha ugu weyn ee dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay dilka foosha xun ee loo geystay xildhibaanad Aamina Cabdi, waxayna soo dhaweysay baaritaanka
Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu dilay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Bartamaha Soomaaliya.
Dowladda Qatar ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland inay tahay Jamhuuriyad ka gooni ah Soomaaliya, kaddib markii ay Twitter-ka ku daabacday qoraalka safaaradda Qatar ee Itoobiya.