halistii Duufaanta Tsunami oo ay mar kale soo laba kacleysay

 

Tsunami


A C-WARAR

Mowjadaha duufaanta iyo dhul gariirka is wata ee Tsunami, ayaa ku dhufatey dalka jaziiradda yar ah ee dhaca badda Pacific-ga ee Tonga.

Waa markii labaad ee uu dhulgariirka ka dhaco badda hoosteeda laba maalmood gudahood jaziiraddani.

Dadka deegaanka, ayaa laga dalbadey iney u guuraan goobo uu jooggoodu sarreeyo.

Kal hore ayey Soomaaliya dhibaato kasoo gaartey, iyadoo ku beegneyd sanadkii 2004-tii, markaasoo duufaantani loo baxshey Tsunami, taasoo wax yeeleysay dalal badan, oo ku yaalla Asia.

 

Post a Comment

0 Comments