James Swan iyo shaqeeyntiisa Farmaajo iyo fahad oo banaanka timid

 

James Swan wuxuu la shaqeeyaa Farmaajo oo ka dhan ah danaha Soomaaliya

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in xaaladda Soomaaliya ee la xiriirta hanaanka doorasho ee Soomaaliya ay u baahan tahay in si deg deg ah loogu gurmado, loona baahan yahay in Farmaajo lala kaashado,

waxa ayna taasi cadeyneysaa in Ergeyga Qaramada Midoobay uu ku lug leeyahay Farmaajo iyo Fahad Yaasiin. kuwaas oo caqabad ku ah hanaanka doorashada, isla markaana dhaawacaya amniga Soomaaliya”. 

James Swan Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa Farmaajo iyo kooxdiisa kala shaqeynaya sidii ay u sii ahaan lahaayeen talada dalka iyo dhibaateynta dalka iyo dadka.

Ergeyga Qaramada Midoobay James Swan oo u adeegaya danaha Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ee Soomaaliya Qaramada Midoobay ayaa mas’uul ka ah fashilka dimoqraadiyadeed ee Soomaaliya, waxaana loo baahan yahay in la joojiyo danahaas guud

Sida uu James Swan u maareeyay faylalka Soomaaliya ayaa muu jineeyso sida uu u taageersan yahay mowqifka kooxda Farmaajo go’aannadiisa ayaa ah kuwo la jaan qaadaya qorshaha Fahad iyo Farmaajo

Waxaa aad u cad in go’aanada Swan ay yihiin kuwo fulinaya danaha Farmaajo iyo Fahad Yaasiin isla markaana ay taageerayaan in Farmaajo uu xukunka sii hayo

Qarammada Midoobay ayaa mas'uul ka ah fashilka dimoqraadiyadeed ee Soomaaliya, sababtoo ah Farmaajo ayaa iibsaday mas'uuliyiin uu ka mid yahay James Swan iyo kuwo kale oo uu laaluush siiyo

Post a Comment

0 Comments