RW Rooble oo amray bixinta 12 Milyan loogu gurmanayo dabkii Hargeysa

 

rooble oo fasaxay lacgtii farmaajo hayste

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Somaliland ku wareejineysa lacag kudhow 12 Milyan Dollar oo loogu tala galay in loogu gurmado dadkii ku hantida beelay dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.

ilo lagukalsoonyahay ayaa ii xaqiijisey : in Koox siyaasiyiin ah oo ka socota Waqooyiga Soomaaliya oo uu hogaaminayo RW ku xigeenka mahdi Gulaid iyo Dr Beileh ayaa la filayaa inay Hargeysa tagaan si ay dhaqaalahaasi ugu soo wareejiyaan maamul goboleedka Somaliland mahdi waxa uu rabaa in uu lacgtaas lunsado

rooble si daacad ayuu u muu jiyey in uu walaalihiisa reer soomali land garab taagan yahay halka qaswade farmaajo iyo kooxdiisa ay rabaan in ay lunsadaan lacagta loogu deeqay umadii dhibaatada ku hafsatey

11 milyan iyo 700 oo kun oo ah lacag ay dunidu ugu talogashay Somaliland ayaa muddo 5 sano ah u xayirnayd Farmaajo iyo wasiirkiisii Qorsheynta Jamaal.

Waa Ilaahay mahaddiis haddii laga soo gudbay maalmihii iyo sannadihii xinka iyo nacaybka lagu maamulayay danaha guud ee ummadda.

Rooble aad ayuu ugu mahadsan yahay in uu dadkaas Soomaaliyeed u fasaxay wixii ay xaqa u lahaayeen ee kibirka iyo nacaybka looga xayiray.

Gurmadka kale ee ay bulshada reer Hargeysa ka istaahilaan walaalahooda Soomaaliyeed waa halkeeda waana la wada sugayaa.

Post a Comment

0 Comments