farmaajo & fahad yasiin oo sii wadaha adhiigsiga al shabaab si ay carqaladeeyaan dawlada cusub kadib guuldaradii ka soo gaartey doorashooyinka

 

qaraxii Jowhar oo ay ka banbeeyeen farmaajo iyo fahad yasiin

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax culus oo shaley ka dhacay gudaha magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka HirShabelle, kaas oo jugtiisa si xoogan looga maqlay magaalada.

Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay gaari nooca xamuulka qaada oo lagu soo raray walxaha qarxa, wuxuuna ka dhacay hoteelka Nuur Doob oo ku yaalla agagaarka madaxtooyada, waxaana deganaa wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka, waxaana warbaahinta taageerta kooxda ay sheegtay in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin ah.

ilo lagu kalsoonyahay ayaa ii xaqiijiyey in qarxii shaley uu ka danbeeye fahad yasiin kadib markii uu waayey kursigii beeshiisa farmaajo iyo fahad ayaa mudadii la soo dhaafey u adheegsan jirey kooxda al shabaab danohooda qaaska ah

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo gacan saar la leh Al-Shabaab ayaa horay u adeegsan jiray ilaa iyo haatanna waa ay isticmaalayaan waxaay uga gon leeyihiine waa in ay ku carqaladeeyaan dawlada cusub

Farmaajo iyo Fahad ayaa isku dayaya in ay dib u soo celiyaan awooda dhaq dhaqaaqa alshabaab ay kuleheed Jowhar kadib markii ciidamada qalabka sida ay ku guuleysteen in ay dib ula wareegaan deegaano dhowr ah oo ay gacanta ku hayeen

5 sano ee lasoo dhaafey hadii ay dawladii kaligii taliye farmaajo ay al shabaab ey la dagaalami leheed halka ay ka adheegsan jsan jirtey arwaax badan waa ey bad baadi leheed maantey se nasiib daro wali waa ay adheegsan haysaa si ey u carqaladeeso dawlada cusub

Farmaajo iyo Fahad ayaa dhaq-dhaqaaqa al shabaab ugu adheegsadey qaraxii ka dhacay Jowhar kadib markii uu maamulkaasi faraha ka baxay maamulka HirShabelle ayaa ahaay mid gacanta ugu jirey farmaajo iyo fahad se waxaa maalmihii lasoo dhaafey soo if baxay in goblolka looga awood roonaadey iaga iyo kooxda aay hadiyo jeer ay taakuleeyaan oo ay u dheeg sadaan danohooda qaaska ah

Post a Comment

0 Comments