RW. Xamse oo si cajiib ah uga hadlay Dagaalkii DDS iyo Alshabaab

 

xamze ali barre wuxuu noqon donaa mid ay somalidu mahadiso




Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre  ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay Dawlad deegaanka Soomaalida iyo sababta ka dambaysa guusha ay markiiba gaadheen ciidamada Liyuu Booliska.

“Tusaalaha cusubi waxaa weeyaan Deegaanka aan deriska nahay ee Soomaalida weerar baa lagu qaaday dhowr bari bay kusoo afjareen”

“Sababta ma taqaanaan, sababtu waxaa weeye gabadhihii Soomaliyeed ee joogay Jigjiga ayaa soo gurmaday, meel kasta waxay Ka sameeyeen station ay ku ururiyaan cuntada iyo biyaha iyo baabuurta xataa shacabka laga soo qaadayo oo lagu gurayo loogu geynayo”

“Wiilashii markiiba way soo afjareen (Argagaxisada), waxaasi waxaa weeyi taageerada bulshada iyo shacabka” Ayuu yidhi  Ra’iisal Wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Barre.

 

Post a Comment

0 Comments