Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in raggii dilay Akran Tahliil ay yihiin kuwii ka dambeeyay dilka Marxuumad Aamina
Farmaajo ayaa maalin walba kulamo la qaata saraakiisha ciidamada daacada u ah isaga oo qaarkood u dalacsiinaya inqilaabka si sharci ah.
Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed oo ku magac dheer Sanbulci ayaa ku guuleystay xubinimada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya doorashadii ka dhacday Baldwin.
 ICC Oo Loo Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Farmaajo, Fahad, Fareey, Jiis
Qatar ayaa weli sii wada taageerada ay siiso argagixisada Al-Shabaab, iyadoo Farmaajo uu argagixisa yahay inuu xukunka sii hayo
Farmaajo iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis been abuur ah, ujeedka heshiiskaas ayaa ah in lacag lagu taageero Farmaajo iyo Fahad Yaasiin xilliga doorashada.