Jenaraal Abuukar Xuud oo dil ugu hanjabay Cali Guudlaawe

 


A C-WARAR

Janaraal Abuukar Xuud oo kamid ahaa musharaxiintii ka hartay tartanka Madaxweynaha HirShabeelle ee doorashadii sanadkaan ayaa diiday inuu Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ka dago Beledweyne

Waxa uu na sheegay in uu dili doono hadii uu yimaado beledweyne

Dawlada farmajo danti eey leheed waa eey gaartay oo ah in eey is ku dirto qabiilada dago hirshabeelle

Tani waxa eey timid kabib markii la musuqmasuqeeye doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday hirshabeelle

Haddii dagaalka qabyaaladda ka qarxo Soomaaliya, waxaa sabab u noqon doona dhaqan xumada uu ku kacay farmajo iyo dawladiisa  sida xun eey ula dhaqmeen  qabaa’ilka haweya

Post a Comment

0 Comments