Qarax lala beegsaday Afhayeenka booliska soomaaliya

 


A C-WARAR

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay wadada afisiyooni meel ku dhow dugsiga sare ee 21-ka Octoobar, sida noo sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Gaari la sheegay inuu leeyahay Afhayeenka ciidanka Booliska oo wadada marayey ayaa lala beegsaday qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada la dhigay

Afhayeenka ciidanka Booliska ayay wararku sheegayaan inuusan la socon gaariga xiliga qaraxa lala beegsanayey, haweeney wadada mareysay ayaa la xaqiijiyey illaa hadda iney ku dhimatay qaraxa, iyadoo khasaaraha rasmiga ah aan weli la ogeyn.

Arintaan ayaa ah mid is soo tareeyse mudooyinkaan danbe qaraxyo lala beegsanaayo shaqaalaha sarsare ee dawlada fedralka taasi oo cadeen u ah neceyba eey qabaan shacabka somaliya eek u aadan shaqaalaha dawlada

Shacabka ku nool magaalada muqdisho gaar ahaan iyo si good gudaha dalka ayaa lafilaayaa in maalinta barito eey iskuugu soo baxaan banaabaxyo kadhan ah dawlada farmaajo oo inta uu haayey talada dalka uu ku sugnaay dalka xaald amnidaro ban

Tani ayaa lafilaayaa in eey noqoto banaabixii ugu xumaay ee soo maro dalka mudooyinkii ugu danbeeye

Ayadoo laga cabsi qabo in eey ciidanka dawlada somaliya in eey dhibaatooyi u geeystaan dadka rayidka ee halkaasi ku banaabixidoono

Taasi oo eey kadigeeen mucaardka oo eeyna sheegeen in aan loo dulqadan doonin falal danbe oo xun in lagulakoco dadka rayidka

 

Post a Comment

0 Comments