kaligii taliye farmaajo iyo fahad yasiin oo kadanbeeyey qaraxyadii shaley

 


A C-WARAR

Qaraxyada Maalinlah ah ee ku soo kordhey tan iyo intii uu Fahad Yasiin ku soo labtey Mogadishu ayaa muujiyay in hawlgalkii fahad Yasin iyo QATAR ayaa bilaabmeen!!

Waxaa hubaal ah in caawa mid kale ama bari uu iman doono kaas oo ka qasaaro badan kii maantey dhacay..

Waxaan ka codsaneynaa Somali PM Mr Roble in uu joojiyo wada xaajoodka isla markaana uu si degdeg ah wax uga qabato sarakiisha sida Farah Qarole iyo Xijaar oo gacan ka geysanayo argagixinta shacabka iyo isku deyga lagu doonayo in Roble lagu qalqal galiyo..

Si looga boxo hubanti la'aanta jirta loona adkeeyo ammaanka Muqdisho waa in la eryaa sarakiisha gobolka banadir ee dhinaca amasnka.

Waxaan kaloon ugu baaqeynaa milateriga Madasha Badbado Qaran in ay Mogadishu ku soo labtaan 72 hours gudahood si ay madaxtooyada uga saraan Farmaajo iyo Fahad.

fahad Yaasiin ayaa maalgalinaya hawlgalkan argagixiso ee ka socda Muqdisho si uu u taageero farmaajo isagoo abuuraya fowdo iyo abaabulka qaraxyo ay sameyaan shabaabka gudaha ee Nisa ku jira oo isaga tageersan

Dilka mas’uul ka tirsan xafiiska Ra’isulwasaaraha ee qaraxii shaley dhacay ayaa muujinaya in Farmaajo uu u adeegsanayo Al-Shabab halganka uu kula jiro Roobley.

dhinacakale Ilo wareed ayaa tilmaamaya in Hibaaq Abuukar oo gaari ay wadatay lagu dhuftay baabuurkii ismiidaamiyey taas oo shaki abuurtay.

Al Shabaab ayaa sheegtay qaraxa ismiidaaminta ahaa,waxaana khasaaro shacab ubadnaa weerarkaasi ay ku waxyeeloobeen iyadoo ay jireen dhowr qof oo ku dhaawacmay.

Hibaaq Abuukar ayaa ka shaqeeneysay xafiiska R/wasaaraha Dalka iyadoo dilkeeda ay dad badan ka naxeen maadaama ay aheyd gabar wax soo baratay.

Hibaaq waxaa warar soo baxay ay sheegayaan in ay saaxiibo dhaw ahaayeen Ikraan Tahliil Faarax islamarkaana la tuhmay inay xog kusaabsan ikraan ay heysay.

 

Post a Comment

0 Comments