Xaflada Daah furka Maqaayada Xadar Mindi ee Moqdisho.

 


MUQDISHO-A-C-Maqaayada Xadar Mindi oo ah meel cunto macan ayaa laga daah furtay Magaalada Muqdisho.

Waa faraceedii seddexaad ee maqaayadan ku leedahay Muqdisho waana meesha ugu hilibka & cuntada macaan Muqdisho marka loo eego maqaayadaha kale.

Si heer sara ah ayaa loo casriyeeyay loona nashqadeeyey, waxaana laga furay Suuqa Bakaraaha, gaar ahaan masaajidka Abuu Hurayre.

Sidookale, waxay leedahay qayb cafeteria ah oo  fadhiga iyo jawi fiicanba leh





Post a Comment

0 Comments