Farmaajo ayaa diidan in xaqiiqda kiiskii Ikraan tahliil ay bannaanka timaado

 

Ikraan Tahliil

A C-WARAR

Farmaajo ayaa diidan in xaqiiqda kiiskii Ikraan tahliil ay bannaanka timaado waana sabbata uu u joojiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka ee uu hore u iclaamiyey, iyadoo Inta badan kiisaskii waaweynaa ee dhacay intii uu xilka hayey keli taliye Farmaajo ayaa ku dhammaaday afkaaga xiro.
siday Maxkamadda ciidamada ku war-gelisay Qoyskii Ikraan tahlil ka maqneyd in baaritaanka kiiskaas uu ka dhaqaaqi la yahay saraakiisha uu Farmaajo u magacaabay NISA.
Hadba hadii arrinta Ikraan Tahliil ku dhamaato afkaaga xiro waxay ka dhigan tahay niyad jab xagga shacabka ah & in Farmaajo ka xoog badan yahay hey’adaha cadaaladda iyo dawladnimadaba madaamo kiisku ku cad yahay

26 jun 2021 markii la waayay sarkaalad ikraan tahliil faarax waxaa dadka soomaaliyeed u cuntami wayday halka ikraan laga afdoobtay amaankiida sida oo u soganyahay iyadoo kiiska ikraan sida ku cad kaamirada ku xiran km0 ilaa xarunta nisa oo aan cidaan gacanka laga soo dayn aysan mari karin halkaa iyadoo gaarigii lagu qaaday ikraan iyo darawalkii qaaday ikraan ay kaamirada soo bandhigtay

ayaa shaqsiyaadkii lagu tuhmayay kiiska ikraan ayaa farmaajo xilal u magacaabay si kasta oo loo baari lahaa kiiska ikraan waxaa caqabad ku noqday farmaajo hadii kiiska si madaxbanaan loo baari lahaa waxaa soo bixi lahaa dad badan oo gacanta farmaajo iyo fahad ku maqan ayaa cadayntooda soo banaan bixi lahayeen

Farmaajo waxa uu badbaadinayan Fahad Yaasiin gacan kudhiigle badbaadin uu bahna ee Ikraan Tahliil aya cadaalad uu bahan

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa soo abaabuleen dilka ikraan tahliil si ay u qariyaan ku lug lahaanshaha heshiiska sababay in ilaa hadda la waayo dhalinyarada Su’aashu waxay tahay maxaa Golaha Amniga Qaranka u qaban waayay Fahad Yaasiina ugu dhawaaqin wixii xog ah ee uu Nissa u hayo illaa iyo hadda inkastoo uu dalka ku soo laabtay shacabka somaliyeed waxay dalbanayaan cadaalad in ay hesho ikraan tahliil ayna ka hortagaan aargoosiga Farmaajo iyo Fahd Yaasiin

Ha'ada NISA waa ceel wasaq ka buuxdo ama musqul afarsano bosaner keeda khurun lagu gurayay hadii la qodo meeshaas waxa loogu tagi doono waa la yaqaan dad badan oo lagu dhex kawaaney sida ikraan tahliil ayaa xogtooda lahelaa dhamaan wax kastana farmaajo amar uu bixiyay ayay ku biyo shabaneyaan marka odayga inuu difaaco fahad taas ayaa keentay lkn cadaalada rabaa jecel ciida u dagaalamana bada weeydo mar ayay banaanka imaaneysaa kaliyah sabra 

 

Post a Comment

0 Comments