Fanaanada xamda queen oo dadka wacdinaysa

 

Wararka fanka

A C-WARAR

Waa tuma xamda queen

Sida aan wada ogsoonahay xamda queen waa qof baraha bulshada dhexdeeda aad uga muuqata waayo waxay ahayd fanaananad fanaanada ugu codka macaan iyadoo ka tirsanayd kooxda xidigaha geeska.

Fanka xamda queen

Sidoo kale xamda cabdi kiinaal waa xamda queen waxaa bulshada soomaaliyeed soo jiita codkeega talmoon iyo heesaha qiirada leh ee ay ku luuqayso sidaas darteed ayay xamda queen u noqotay qof aad loo xiiseeyo oo caan ah.

Wacdiga xamda queen

fanaanadan qaaliga ah haa waxay waano iyo wacdi siinaysaa bulshada soomaalida ee ku xidhan baraha ay interentka ku leedahay inkasta oo lagu yaqaaney heesaha laakiin waa tii ka baxday fanka isla markaana hada waxay ka bilowday bogaga ay ku leedahay internetka inay waano dhamaystiran siiso dadka.

iyadoo dadka la hadlaysa waxay tidhi maalinta jimcaha waxaa laynooga baahan yahay inaan badino akhrinta suuratul kahf iyo inaan badino saliga xabiibkeena muxamed csw iyo inaynu ducaysano akhrinta maalinkan khayraysan ee jimcaha allow ina waafaji tawfiiqda ayay hadalkeega ku soo gabagabaysay

 

Post a Comment

0 Comments