Farmaajo ayaa mas’uul ka ah xaalada dhalinyarada Soomaaliyeed inta ay dalka dib ugu soo laabanayaan

dhalinyarada


 A C-WARAR    

Ilaa hadda lama oga halka ay ku danbeyn dhalinyaradii lagu tababari jiray dalka Eritereeya ee loo soo wareejiyay in ay ka qeyb galaan dagaalka Tigray-ga kaligii taliye farmaajo waa in uu meel ku sheegaa caruurtaas asaane lagula xisaab tami doonaa

sababta keentey Dilka Ikraan Tahliil ayaa ahaa in ay wax ka ogeyd heshiiskii Farmaajo ee Abiy Axmed iyo Afwerki, ee ku saabsanaay meesha ay ku danbeeyeen dhalinyaradii tawbarka loo qaadey waxaana loo dilay si aysan u shaacin waxa ay ka haysey

Farmaajo ayaana qaadaya masuuliyada dhalinyaradaasi oo la sheegay inay qaar kood ku dhinteen dagaalkii gobolka Tigrayga ilaa ay kasoo laabanayaan ama la soo bandhigayo aayahooda nolol ama geeri.

Burburka isbahaysigii fashilmay ee sadexda hogaamiye ka dib guuldaradii is daba joogga ahayd ee Abiy Axmed iyo ciidamadii tigreyga ee ka soo horjeeday ee ku soo dhawaadeen duleedka Addis Ababa dhinaca kale Farmaajo wuxu Soomaaliya u horseedayaa dagaallo sokeeye si la mid ah Itoobiya oo ay saaxiibo yihiin Abiy Axmed

 waa in shacabka somaliees ay ku cadaadiyaan sidii loo qaban lahaa doorasho xor iyo xalaal ah si loo xaqiijiyo in xilka lagu wareejiyo madaxweyne cusub oo ka shaqeeya danta Soomaaliya iyo shacabka si uusan dagaal sokeeye aysan u dhicin

 Itoobiya waxay dhex dabaalaneysaa mowjado colaado ah waxaana is haya Abiy Ahmed oo raadinaya dowlad dhexe oo awooddda oo dhan gacanta ku heysa iyo kooxo diidan dhaqankaas oo ku qeexay awood maroorsi dadban 

Abiy wuxuu sameystay muddo kororsi uu ugu diyaar garoobayo damiciisa uu rabo inuu waqti dheer kusii joogo xafiiska Damacaas salkiisa hoose wuxuu ahaa dowlad dhexe oo awood leh waxaana la sheegay inuu aaminsanaa in muddo kororsiga uu u saamixi karo inuu dhiso Itoobiyada uu rabo

 

Post a Comment

0 Comments