qoorqoor iyo RW rooble oo bilaabey isbeheeysi cusub oo ka dhan ah Farmaajo

 

farmajo


A C-WARAR

waxaa Hadal hayn badan ka dhalatey in madaxweynaha galmudug uu isku dayayo inuu Rooble ku qanciyo inuu isku soo sharaxo xilka madaxtinimada maadaama uu heysto shacbiyad u saamaxaysa inuu ka qaybgalo doorashada halka farmajo uusan heysan wax shacbiyad ah farmajo iyo qoorqoorna ka dhexeeyo dagaal”

Rw rooble iyo qoorqoor ayaa wada qorshe ay kaga takhalusayaan farmaajo , waxayna Damacsanyiihin iney madaxweyne ka dhigaan nin hawiye ah gaar ahaan beeshooda hawiye ,

Qoorqoor ayaa doonaya in beeshiisu ay ka taliso Soomaaliya inta lagu guda jiro doorashada, waxaana uu isku dayayaa in uu meesha ka saaro jagooyinka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha kadib markii uu saameyntiisa heer federaal ku korortay taas oo ka dhalatay xulafadii hore ee Farmaajo, waxaana uu ku tiirsan yahay ciidamadiisa loo tababaray. turkigu iska hor imaad kasta

Dagaal hoosaad ka dhaxeeya farmajo iyo saaxiibkiis axmed qoorqoor ayaa ah inuu madaxweynaha galmudug qoorqoor uu ka baxay isbaheysigii uu la lahaa farmajo asigoo damac kaga jira inuu qabto xilka ra'iisal wasaraha

wuxuuna RW rooble ku qanciyey inuu u soo dhisaayo xildhibaano daacad u ah si uu ugu guuleysto xilka madaxweynenimo qoorqoor ayaa raba inuu isbaheysi la yeesho rw rooble si meesha looga saaro kelitaliska farmajo oo aan heysan wax shacbiyad ah ama taageero

 

Post a Comment

0 Comments