Madaxtooyadda war cusub ka sheegtay Ciidanka ku maqan dalka Eritrea

 

farmaajo

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda dhallinyaradii tababarka loogu qaaday talka Eritrea.

Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdikariin Cali Kaar, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheeneyso inay ciidamadaas dhawaan dib ugu soo celiso dalka si “looga faa’ideysto.”

Asmara ayaa lacag madax furasho ah u haaysato askartii labo sano ee lasoo dhaafey beenin jireen farmaajo iyo fahad tababarka ayaa ahaa mid bilaasha se marii ay dhacdey dawladi farmaajo Eritrea, ayaa bilaabdey in ay dalbato madaxa furasho askartan, ayaa ka qaybqaatay dambiyada ka dhanka ah bani’aadanimada dagaalkii Tigray

Farmaajo ayaa eritrea u diray in ka badan 10,000 oo askari ee ma ahayn 5,000 sida uu sheegay iyadoo ay ogyihiin taliyaha ciidanka odowaa yuusuf iyo fahad yasiin

askartaan ayaa ka qayb galey dagaalkii tigrayga ee dhinaca ciidamada itoobiya askarta soomaalida ayaa xasuuq iyo gabood fallo ka dhan ah bani’aadantinimada kala kulmay shacabka itoobiya iyadoo uu wax ka og yahay madaxweyne farmaajo sida lagu sheegay warbixinno dhowr ah oo caalami ah oo uu shaqsi ahaantiisa horay u beeniyay 

war bixinta ka soobaxdey vilasomaliya waxay cadeyn u tahay beentii Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ay ka been sheegeen labadii sano ee la soo dhaafay in ay jiraan askar soomaaliyeed in ay joogitaan Eritrea, iyo tirada askarta oo gaartay 10 kun oo askari, tiro badana laga dilay, afhayeenku wuxuu sidoo kale xaqiijiyay joogitaanka ciidamada. dheeraad ah. 5,000 oo askari.

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin waa in maxkamad la soo taago dhagarta ay shacabka Soomaaliyeed u geysteen iyo beentii joogtada ahayd ee ay labadii sano ee la soo dhaafay ay ka been sheegi jireen ineeysan askar Soomaaliyeed ku sugneeyn dalka Eritrea.

 

Post a Comment

0 Comments