farmaajo & fahad yaasiin oo bilaa bey in ay khaarijiyan saraakiishii NISA ee xogta kahayso

 

farmaajo & fahad yaasiin

Ciidamadda dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen duleedka degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxa ay ku soo qabteen askari ka tirsan ciidanka Milatariga oo loo heysto dilka laba qof.

Eedeysanaha oo loo heysto dil uu u geystay taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugida Maamulka Galmudug Faarax Cumar Geelle iyo Walaashiis ayaa laga soo qabtay degaanka Ceel-gargaar ee duleedka bari ee degmada Caabudwaaq.

Wararka ayaa sheegaya ineyaan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay howlgalka ninkan lagu soo qabtay, waxeyna saraakiishii hoggaamineysay ku sheegeen in qabashadiisa ay kaalin lixaad leh ka qaateen dadka shacabka ah oo hay’adaha amaanka siiyay xogta suura galisay in la soo qabto.

ilo-lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijyey in Eedeysanaha uu ku sii socdey gedo oo uu baxasad u ahaay kadib markii uu fuliyey qorsho ay u soo dhiibeen farmaajo iyo fahad yaasiin

Farmaajo iyo Fahad ayaa askariga u adeegsaday in ay u muuqato dhacdo ka dhex dhacda ciidamada qalabka sida, isla markaana ay la mid tahay fal dambiyeedyo horay u dhacay. se dilka sarkaalkaan waxa uu ahaay mid qorsheesan oo ay soo abaabuleen fahad iyo farmaajo

Dilka taliye ku xigeenkii hore ee NISA ee Galmudug ayaa ah mid qorsheesnaay waxaana uu lamid yahay mid lamid ah dilal badan oo  qorsheesnaay oo ay fuliyeen koox calool ushaqeesato oo uu hugaamiyo fahad yasiin kooxdaan ayaa geesatey dilal bada oo ay ugu danbeeysey Ikraan Tahliil fahad yasiin iyo farmaajo waxa ay ku baadi joogo sidhii ay u qaarijin lahaayeen cid walibo oo xog kahayso

           

Post a Comment

0 Comments