Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa weli  wadah ku shubashada doorashooyinka golaha shacabka ee goblada raacsan
Qaramada Midoobay ayaa baareysa markab laga leeyahay dalka Turkiga oo ku soo xirtay meel u dhow xarunta ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab ee Soomaaliya
Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa ka jeediyey khudbad been ah
vilasomaliya ayaa Axmed Qoor Qoor u gudbiyay liis ay ku qoran yihiin shaqsiyaad lagu amray inuu ka dhigo xilibaano iyo wasiiro
Sanadkii dhammaaday ee 2021-kii iyo bilowga sanadkaan fadeexooyinka doorashada Soomaaliya waa kuwa taariikhda geli doona.
Qoor Qoor oo doorasho boob ah kawada Galmudug Jadwalka qabashada Afar kursi oo la shaaciyay