Mareykanka ayaa kusoo rogay cunaqabateyn cusub taasoo jawaab u ah dib u dhigista doorashada
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay madaxweynaha xilka ka degaya ee Farmaajo iyo madaxda hadda jirta iyo kuwii hore ee Soomaaliya.
Beesha Caalamka oo taageertay go’aankii guddiga doorashada heer federaal ee dhaarinta barlamaanka cusub
Shirqool siyaasadeedka oo cusub oo uu hugaaminaayo Farmaajo & Lafta gareen ay dejiyeen
Isbaheysi ka dhan ah shacabka soomaaliyeed oo lagu abaabulayo Magaalada Muqdisho gaar ahaan Villa Uganda
 Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan macaluul ka dib abaartii ugu darneyd ee soo marta muddo tobanaan sano ah, waxaana dalka uu qarka u saaran yahay in uu burburo, maadaama lagu guul dareystay in doorashada la dhameeyo.